Add to favorites
Report !
Pin it - Pinterest
Share Facebook
Share Twitter
Share via Whatsapp
Web Site Official
Available on google play
Page FaceBook
JOIN GROUP
OUI9 HLS PLAYER
OPEN IN VLC Add-On
Add-On Azrotv
Support our site
Display Settings
Saab
At Saabtv Somali, we focus on events that affect people's lives. We bring topics that often go under-reported, listening to all sides of the story we give a platform those who don’t have.
Reaching more than 12 million households in over 120 countries across the globe, our viewers trust SaabTv Somali, to keep them informed, inspired, and entertained.
SaabTv, Waxaanu Xooga saarana sidii aanu, daawada yaashayada ugu soo bandhigi laheyn warar sugan oo la hubo. Waxaanu ku dedaalna sidii aanu codkooda meel dheer u gaadhsin lahayn kuwa u baahn in la maqlo, anago mar walba ku dedaalna in warbixina dayadu ay noqdaan kuwo dheeli tiran.
12 miliyan oo somaali ah oo ku dhaqan daafaha dunida ayaa kuxidhan SaabTv, kalana socda waraka iyo dhacdooyinka maalin laha ah.
Waxaa u hadaf kaygu yahay sidii aanu u bedeli lahayn nidaamka ay ku shaqayso saxaafada somalida ee hada jirta, una noqon laha SaabTv, mid sumcad iyo ixtraam ku dhex leh bulshada aanu u adeegno.
www.saabtv.com